(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulamo xasaasi ah ku leh Garoowe

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ayaa kulamo la leh madax maamulka Puntland. Waxaa Madaxweynaha garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Gudoonka Baarlamaanka iyo dadweyne kala duwan. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Puntland waxaa … Continue reading (Sawirro) Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulamo xasaasi ah ku leh Garoowe